Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Somaliland iyo Puntland oo arin aan lagu farxin lasoo baxay iyo Dhalinyaro lakala Afduubtay

Labo dhalinyaro ah oo kasoo jeedda degaanada maamulka Puntland ayaa lagu Afduubtay degmada Caynaba, waxaana sidoo kale la sheegay in meel u dhow degaanka Tukaraq lagu Afduubtay dhalinyaro kasoo jeedda maamulka Somaliland.

Sidda ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan gobolka Sool dhalinyaradda kasoo jeedda maamulka Somaliland ayaa kusoo jeeday Magaalada Garowe, waxaana ay doonaayeen in halkaasi ka qaataan Passapoorka Soomaaliga.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...