Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Yeelatay Television Cusub

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa markii ugu horreysay yeelatay Television cusub Markii ugu horay tan iyo intii maamulkaas la dhisay

Wasaaradda warfaafinta maamukaasi ayaa shaacisay in si rasmi Tv-gu uu hawada u soo galay, islamarkaana lagu guuleystay muddo kadib in la hirgeliyo.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Cismaan Masagawaa ayaa sheegay Television-ka uu ka warrami doono arrimaha wacyigelinta iyo horumarka deegaanada maamulkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...