DHAGEYSO:-Ciidamada amaanka garoowe oo heegan buuxda la galiyay maxaa soo kordhay?
Ciidanka ammaanka dowladda Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal ayaa helay xog ku aadan gawaari la sheegay inay qaraxyo sidaan oo ku soo wajahanm magaalada Garoowe, waxaana taliska ciidanka boolisku uu sheegay inay baaritaan iyo diyaar garaw xoogan ugu jiraan arrintaas
Loading...