Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Maamulka Somaliland oo ka Hadley isbedelada ka socda dalka itoobiya & shuruudo lagaga xidhay dagaalka tuko raq

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    DAGAALKA SOOMAALI DHEXDEEDA AH AMA TUKERAQ KASOCDAA IN LAJOOJIYO WAAWIB MUSLINIMO IYO SOOMAALINIMO.

    HADIIKALEETO WUXUU SAAMAYN KUYEELANDOONAA (HARGAYSA ILAA GAROOWE) WAXAANA KADHALANKARA BURBUR NAFEED IYO DHAQAALE” LABADABA.

    HADABA SHARUUDLA’AAN QABAA’ILADA KUSOODUULAY TUKERAQ MIDWALIBA DEEGAANKII UUKAYIMID DIBHAGULAABTO?

    *SHACABKA REER HARGAYSA WAA INEY ISKADIIDAAN” IN MAALKOODA IYO WIILASHOODA *KURSI LAGU’IIBSADO??

    SIDAAS SILAMID AH SHACABKA IYO CUQAASHA REER GAROOWE ADINKUNA HA’OGALAANINA INEY MAGAALADIINU NOQOTO *XARUN LAGA ABAABULLO!! DAGAALADA SOOMALIYA DHEXDEEDA AH,

    DHAQAALIHIINA IYO WIILASHIINANA* HA’OGALAANINA IN DOORASHO LAGUGALO??

    HADII DALKA LAXOREEYNAAYO GAROOWE IYO HARGAYSABA ITOOBIYA AYAA DUFADHIDA EE HAKADHIIDHIYEEN!!
    SHACABKII JAAMAC DUBAD* LAGUXASUUQAY AYAA WALI *LAFAHOODII BANAANKA YAALAAN? LIYU POLICE-NA WALI CANSHUURII IYO BAADII AYAY SHACABKA SOOMAALIYEED KAQAADAAYAAN?

    SIDAAS SILAMID AH *GAROOWE IYO GAALKACYO DUSHOODA (LIYU POLICE) AYAA SHACABKA KUDHIBAATEYNAAYA??

    *GOBOLKA DOOLO* OO CAASIMADIISUTAHAY MAGAALADA (WARDHEER) IYO ILAA MEEL U DHAW GAROOWE IYO GAALKACYO) SHACABKA DEGAN BEESHA (C/WALI CALI GAAS AYAY U BADANYIHIIN) ISLAMARAASNA *JABHADII TIGREE EE BURBURTAY IYO LIYU POLICE) AYAA XOOG KUHAYSTA??

    MAAMUKA GAROOWE MARNA LAGAMA MAQAL* INLAYSKA XOREEYO (AXMAARO?? MAXAYTAHAY SABABTU??

    MAAMULKA (INA CALI GAAS) WAXAANU KAMAQALAA IN LAXOREEYO.
    1- GAALKACYO KOOFURTEEDA.
    2- DEGMOOYINKA GOOLIS EE WARSANGARI DEGO?
    SIDA BADHAN, IYO LAASQORAY, IYO CEERIGAABO, IYO MAGAALOOYINKALE OO LAMID AH.

    3- TUKERAQ IYO LAASCVAANOOD IYO BUUHOODLE? IYO TELEEX.

    C/WALI CALI GAAS. WAXAA KALEETO OO QORSHAHA OOGUJIRTA IN LAXOREEYO.
    1- DEGAANADA AY DEGANYIHIIN QABAA’ILADA* MAJEERTEEN!! MARKALAGAREEBO’ DEEGAANADA (MAXAMUUD SALEEBAAN???)

    HADABA SOOMAALIWEYNEEY BAL ARRINTAAN SIDHAB AH HALOO’EEGO??
    MAXAYTAHAY XORIYADA NOOCAAN AH OO UU C/WALI DOONAAYO?

    MAWAX UMMADDA SOOMAALIYEED U QALMAA *HABDHAQANKA NOOCAAN AHI?? WAAMAYA WALAAHI. XORIYADII WAYWAREERTAY??




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...