Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ciidamada dowladda ee deegaanka Teed oo faah faahin ka bixiyay dagaal ay la galeen shabaab

Deegaanka Teed oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa waxaa weerar ku soo qaaday dagaal yahano ka tirsan shabaab  saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaankaas.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa waxa ay sheegeen in weerarkaas lagu dilay 4 ka tirsan Ciidamada,isla markaana ay iska caabiyeen weerarkii kaga yimid dhanka Al-Shabaab,sidoo aklena ay khasaaro ku gaarsiiyeen dagaalkaas.

Hoos ka dhageyso sargaal ka tirsan ciidamada dowladda soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. cabdicaziz shimbir says:

    sidaan filaayo ciidamada dowlada waxtar ayee muujinaayaan




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...