Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Garaad Jaamac oo xariga u jaray Somaliland, Kulana la qaatay Caaqil Hoolif

Garaadka Beesha Jaamac Siyaad Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Caaqilka Guud ee isla beeshaas Axmed Hoolif ayaa si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay Laascaanood iyagoo Somaliland xadhiga u jaray taasi oo ka dhigan in beeshan ay si wada jir ah isku raacday

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jama says:

    Caaqil Hoolif warkiisu waad cadyahay laakiin kan Garaad Jaamac sheeganayaa waa tibikal munaafaq aan ogolayn inuu caddeeyo mowqifkiisa ku aadan xoreynta goobolka sool. Ku lahaa waan ka tashanaynaa, dhuuniqaate munaafaq ah baad tahay shalay umbaanay ahayd markaad lahayd labada dhinacba garaad baan u ahay!!

    Adeer garaad saleebaan banaankuu iskeenay sannado ka hor munaafaqnimada iyo laba canlaynta aad waddaana waata beesha halkaa dhigtay.

    Waxaan qirayaa in adiga iyo ina Cambaashe aad tihiin criminals ka ganacsada dhiigga beeshiina isku maqaambaanad tihiin.

    Waxaan usoojeedinlahaa beesha sharafta leh Jaamac Siyaad inaanay wiilkaan yar ee corrupted ka u sii ogolaanin inuu mustaqbalkooda mugdi sii geliyo oo uu hoos geeyo jabhad reer kale leeyahay.

    Waxaan aad ugu qoslay hadalkii Faysal Dhurwaa ee ahaa in garaadada dhulbahante marka laga reebo kan meesha ka aqrinaya munaafaqadda ay diracyo sitaan!

    Ilaahay baan kugu dhaarshaye ma ninkaas baa maanta la sii fiirsan karaa?

    Jaamac Siyaad: THIS DOG WON’T HUNT!




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...