Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Hogaanka maamulka jubbaland oo lagu edeeyay cadaalad daro ka jira kismaayo

Maamulka jubbaland ayaa lagu edeeyay in shacabka deegano maamulkaasi gacanta uu ku hayo ay sheeganayaan dhibaato xoogan oo kaga imaanaysa madaxda sare ee maamulka jubbaland.

Waxaa cabanaya dad badan oo ku sugan kismaayo kuwaas oo sheegaya in dhibaato xoogan ay kaga imanayso madaxda jubbaland oo si aan gabsho lahayn ay dhibaato ugu hayaan qaar ka mid ah dadka ku nool kismaayo waxayna fariin u direen madaxda dowladda soomaaliya in ay arintan xiligan magaalada laga soo sheegayo ay soo faro galiso

Cabdi rashiid macalin gaas oo afhayeenkii hore ee barre hiiraale

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...