Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Ciidamada Isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo Howlgallo ka sameeyay

Ciidamada Isku dhafka ah ee Gobolka Mudug ayaa billaabay howlgallo ballaaran oo ay ka sameynayaan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolkaasi.

Ciidamada Ammaanka Magaalada Gaalkacyo , gaar ahaan kuwa Isku dhafka ah ee Maamullada Putland iyo Galmudug ayaa wada howlgallo Amni xaqiijin ah kadib markii ay sheegeen in ay heleen Macluumaad ku aadan weeraro dabayaaqada Bisha Ramadaan ku soo wajahan Magaaladaasi Gaalkacyo.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamadaasi Isku dhafka ah ee Howlgallada ka wada Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ayaa hoosta ka xariiqay in Howlgalladooda ay sii wadi doonaan inta ay ka xaqiijinayaan wararka sheegaya in weeraro ay ku soo wajahan yihiin Magaalada Gaalkacyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...