Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Ciidamada Amniga oo Gacanta ku dhigay Shabakad Xiliyada Habeenkii dhac ka geeysan jirtay Muqdisho

Gudoomiyaha Degmada Hodon ee gobolka Banaadir Maxamed Axmed Cantoobo ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Shabakad Hubeeysan oo dhac u geeeysan jiray Ardayda iyo Haweenka Xiliyadda Habeenkii iyo Subaxii ah.

Cantoobo waxaa uu sheegay in Raggaani ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamadda Amaanka xili ay dhac ka geeysanayeen Degmada Hodon Ee Gobolka Banaadir.

Gudoomiye Cantoobo ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigau Bartiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in kooxdaani ay ahaayeen shabakad ku mideeysan dhaca Bulshada,waxeeyna hateen hub iyo Mobilo ay soo dhaceen.

”Shabakad Burcad Hubeysan ah oo in badana lagu daba jiray ayeey Hay’adaha Amniga Degmada Hodan Gacanta kusoo dhigeen. Waxa aay dhac u geeysan jireen ardeyda jaamacahada iyo dumarka iyo Hooyooyinka degmada”sidaasi waxaa yiri Cantoobo

Maamulka Degmada Ee Gobolka Banaadir ayaa dhowrkii maalin ee lasoo dhaafay waxaa uu soo bandhigaayay Shaqsiyaad hubeeysan oo lagu sheegay in ay Xiliyada Habeenkii ah Shacabka dhac-ugeeysanayeen,Hase’yeeshee waxaa dad badani qabaan in shabakadahaan shacabka dhaca habeenkii aana maxkamad loo gudbin oo ina adeer lagusii daayo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...