MUUQAAL:-Casoowe oo Weerar Afka ah ku ku Qaaday Faysal Waraabe & Gaas “War odaygii faroole soo celiya”
Axmed Xasan Cali (Casoowe) oo Xilal kala duwan horay uga soo Qabtay Somaliland, oo Warbaahinta kula hadlay hargeisa Siyaasiyiin ku sugan Hargeisa ayuu ku eedeeyay inay Tumayaan Durbaan Qabiil, Wuxuuna si gaar ah u Xusay Faysal Cali Waraabe Isagoo ka hadlayey xiisada ka taagan Deegaanka tukaraq.
Loading...
KKKKKKKKKKK
Faroole ha la sooceliyo kulahaa!! war cabaadka dhaaf oo meeshaad geli lahayd raadso maal maha soo socda marka laascaano la xoreeyo sababtoo ah isaaqu ma ma aha dadka xamila dagaalka iyo dhibaatada waanay cunayaan waxa la deggen ama dabadhilifyada u ah.