Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Ciidankii ugu badnaa oo ka soo goostay somaliland kuna biiray puntland

Wasiiro katirsan golaha xukuumadda dowlada Puntland ayaa gaarey degmada Taleex ee gobolka Sool waxaana ay halkaasi ku soo bandhigeen ciidamo katirsan kuwa Soomaaliland oo ka soo wareegey kuna soo biiray ciidanka dowladda 

Hoos ka daawo muuqaalka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    REER TELEEXOOW YAAN DHALANTEED LAYDINKU MASHQUULIN.

    GOBOLADA IDINKU TARYTAMAAYA EE *GAROOWE IYO HARGAYSA”
    LABADABA HADEER AYAA GUMAYSI KATALIYAA?

    WAA LABADA MAGAALO OO KALIYA OO (SAFIIRO) ITOOBIYAAN AHI KATALIYAAN??

    KUDHAWAAD 200 LABA BOQOL OO DAL AYAA ADUUNYADA KAJIRTA MAXAYTAHAY SABABTA (HARGAYSA IYO GAROOWE) LOOGA FURIWAAYAY!!
    SAFAARADO” KALEETO??

    MAXAASE SOOMAALIYA GOBOLADEEDA KALEETO LOOGA *FURIWAAYAY SAFAARADA ITOOBIYA??

    SIDAASI DARTEED GAROOWE IYO HARGAYSA IYAGAABA XOREEYH U BAAHAN” EE QURAAFAADKOODA IYO *BARABUGAANDADOODA” ISKA CAYRIYA.

    WAXAA GOBOLADA IYO SHACABKA REER KHAATUMO LAGUDBOON INEYSAN KA OGALAANIN GAROOWE” DUUFAANTA DHALANTEEDKA AH EE AY *AFUUFAAYAAN) HORAY LOOGAMA BARANIN GOBONIMO IYO WAX AY MIDEEYAAN TOONA
    WAX AY QASAAN AMA QAYBIYAAN MA’AHEE??

    HADANA LAGAMA FILAAYO WAXAAN FOOWDO IYO ISKA HORKEEN AHAYN???
    DABCAN SHACABKA REER GAROOWE WAA DADWANAAGSAN LAAKIINSE (SIYAASIYIINTA) AYAAN UMMADDA U ADEEGEEYNIN?

  2. c/qani says:

    SIXID:
    XOREEYN.




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...