Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweyne Xaaf oo Loogu Wado In uu Ku Dhawaaqo Wasiirada Cusub Ee Galmudug

Xog cusub oo aan ka helnay magaalada dhuusamareeb ee caasimada galmudug ayaa Sheegaya In uu Socoto qaban qaabada Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug.

Xogta ayaa sheegaysa in wasiirada cusub ay balantu ahayd xalay xili danbe in lagu dhawaaqo balse dib u dhac ayaa ku yimid culayso ka imanaaya madaxda galmudug ee ku sugan cadaado waxaa suura gal noqon karta in caawa ay u badan tahay in lagu dhawaaqo golaha wasiirada cusub ee galmudug xili khilaaf xoogan uu jiro

Hada Waxaa Jira Wasiiro uu Leeyahaya Maamulka Galmudug Balse Magacaabista Wasiiradaan Qorshahoodu Socdo Hada Ayaa La sheegayaa In  Ahlusuna Ladoonayo In Ay Wasiiro Ka Hesho.

 

la soco wixii soo korha 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Oo Muqdisho Kusoo Dhawaysay Mawaadiniin Soomaaliyeed Oo Laga Soo Daayay Xabsiyada Tanzania.
- Dec 11, 2018
Ergayga xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u qaabishan muhaajiriinta, qaxootiga iyo xaquuqda caruurta, Maryam Yaasiin ...
DHAGEYSO:-Odayaasha dhaqanka oo kasoo horjeestay Mooshinka madaxwaynaha Baaqna udiray Culmida iyo dhalinyarada
- Dec 11, 2018
Waxgaradka Soomaliyeed Ayaa Baaq udiray Culumada Soomaliyeed iyo dhalinyarada waxana si cad uga soo ...
DAAWO SAWIRRO:-Guddiga Cadaaladda, arrimaha diinta iyo Xaquuqul Insaanka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed
- Dec 11, 2018
Kulankaan oo ay wada qaateen Guddiga Cadaaladda, arrimaha Diinta iyo Xaquuqul insaanka ee Golaha ...