Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowlada oo la sheegay in ay ka gaabisay in ay ka qeyb qadato Howlgalka Al-shabaab looga sarayo jubooyinka

Cabdi Cali oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Maamulka Jubabland ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay in ay ka qeyb qadato Howlgalada Kooxda Al-shabaab looga saarayo Degaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Jubadda Hoose.

Dhanka kale Sarkaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in Maamulka Jubabland uu diyaariyay Ciidamo fara badan kuwaas oo loogu talagalay in ay ka qeyb qataan Howlgalka Al-shabaab looga saarayo Gobolada Jubbooyinka sida uu hadalka u dhigay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye ducaale cali mire oo muqdisho ku laabtay & qorshe lagu dhabar jabinayo axmed madoobe oo muqdisho ka socda
- Aug 17, 2018
Magaalada muqdisho waxaa dib ugu laabtay ducaale cali mire iyo maxamed ibraahim waa taliye ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Jeesoow Oo Mucaaradka dowladda ku biiray Xilka Fahad Yaasiin muxuu ka yidhi?
- Aug 17, 2018
Waxaa weli hadal heyn Xoogan ka jirtaa Qaabkii Madaxweyne Farmaajo Saaka Isbadelka ugu sameeyey ...
DHAGEYSO:-Maxay ka dhigan tahay is badalka dhanka saraakiisha ciidanka ee madaxweyne farmaajo sameeyay
- Aug 17, 2018
Digreeto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal ...