Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha ciidamada.

Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehlinaayay maamulka gobolka Banaadir iyo taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

“Waxaan soo kormeeray qaar katirsan degmooyinka Magaalada Muqdisho si aan ugu kuurgalo xaaladda amni ee caasimadda” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxdii dhaqanka ee Waday Shirka Beesha Garxajis oo Xabsiga La dhigay iyo Buubaa oo ka hadlay
- Jun 21, 2018
Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Qaban qaabinayey Shirka Beesha Garxajis ee lagu wado ...
Muuqaal: DF Somalia oo soo saartay go’aan ka dhan ah maamulka Somaliland
- Jun 21, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay in barnaamijka hiigsiga cusub ee (New Deal) si ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne, Isimo iyo Siyaasiyiin Miisaan Kuleh Somaliland oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay War Culus(Video)
- Jun 20, 2018
Siyaasi Mustafe Martiini oo horay u shaaciyey inuu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog ...