Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Weerar afka ah ku Qaaday Madaxweynaha puntland maxay tahay sababtu?

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug maxamed cabdi xaashi oo ka Hadlay furitaanka Kala fadhigii Barlamanka Maamulka Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Kaafaalo ee Magaalada Cadaado ayaa waxa uu weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali maxamed cali gaas 

Madaxweyne ku xigeenka galmudug ayaa  walaac ka muuujiyay qalabaynta  iyo Hubka la siinayo Dowlad Gobaedyada xili uu sheegay in dalka uu ku jiro marxlad adag isla markana hadii la hubkaasi dowlada ay bixiso ay keeni karto in shacabka  uu gacanto u galo isagoo  tusaale u soo qaatay dagaalada ka socda tukaraq

Waxa uu tilmaamay in dowlada hub ay siiso dowlad gobaledyada qaar ay keeni karto dhibaato hor leh waxana uu ku baaqay in dagaalka tukaraq la joogiyo isa markna dowlada ay ka dignoonaato in hub ay bixiso xili deganadaasi qaar ay dagaalo ka socdaan

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. maxamed sulub says:

    somalidu waxay tirahda”Gorayo mahadba”? ninka sheganaya madaxweyne ku xigenka galmudug,maxamed xashi carabey,yuu xilka uhaya? mawuusan ogeen in mar hore buul laga dhigay oo wax xil ah oo uu galmudug uhayo uusanba jirin,waxa ka sii daran,waxa cabdiwali cali gaas ugeeyey,hubkiisa & siyasadisa.

  2. axmed says:

    Faysal afcandho, Ama dhurwaa ayuu taageere u yahey, Madaxweyne ku xigeena ma aha. waa nin liita.

  3. Kamal says:

    Doqon iskae hadlaya, caqli gaab

  4. Kamal says:

    Doqon iskae hadlaya, caqli gaab….

  5. Mohamad says:

    Runtuu Ku addimay oo wuxu ogyahay dhibta ka imaanaysa in loo kala eexdo puntland iyo Somaliland taasoo keenaysa in dawladda farmaajo dhiidhi dhex fadhiisato lagana dido oo soomaali sii kala fogaato.




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...