Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxaa Kajira in Dagaalka Sool Madaxweyne Gaas uu doonayo mudo korodhsi?

Siyaasiyiinta reer Puntland qaarkood ayaa rumaysan in dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Sool ay yihiin kuwa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu ku doonayo in xukuumaddiisa mudada loogu kordhiyo maadaama waqti kooban u haray.

Wasiirkii hore oo wareysiga hoose siiyey idaacadda Daljir ayaa la weydiiyey suuragalnimada in madaxda Puntland ee maanta xilalka haysa ay mudo kororsi awgiis u wadaan dagaalka gobalka Sool, isagoona arrintaasi ku tilmaamay midaan wax kama jiraan ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Somaliya Dagaalka Kasocdaa Waaxaqdarro?

    C/wali Gaas *CARUURTA Reer Puntland Hadii uu waxbarasho iyo horumar ladoonaayo Muxuu Caruurta (SSC) uu dagaalka iyo Burburka oolaraadsanaayaa?

    Ninkaan hadlayaa waxdan ah umahayo reer Khaatumo?? Muuse Biixi Laftiisuna wax dan ah umahayo Reer Khaatumo?

    Halajoojiyo Iskudirka Shacabka Soomaaliyeed. Maamulada Maanta kajira Soomaaliya Waamaamulo ay Itoobiya Soodhoodhoobtay?

    wax xal ahna makeenikaraan.
    shacabka soomaaliyeedoow hakutaageerina Dagaalka hakutaageerina (muuse Biixi Iyo C/wali cali Gaas) Xoolihiina Iyo Xoogiinana CADAAB Hakushaqaysanina.

    Laakiinse Dhismaha iyo Horumarka Dalka Halaga Qaybqaato?




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...