Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Go’aano adag oo ka soo baxay Shirk ay cadaado ku yeesheen xildhibaanada barlamanka galmudug

Xildhibaano iyo wasiiro iyo galmudug ka tirsan oo cadaado kulan kuyeeshey ayaa ka ahadley khilaafka siyaasadeed ee galmudug

kulanku markii uu soo dhamaadey ayaa waxaa laga soo saarey warsaxaafadeed ka kooban ilaa 4 qodob

1- inay soodhawaynayaan waxkasta oo kasoobaxa shirka magaalada baydhabo oga soconaya dawlada somalia iyo madaxda dawlad goboleedyada ayna karajaynayaan inay natiijo anfacda umada somaliyeed kasoobaxdo

2-  in madaxwayne axmed ducalle gelle xaaf iyo xubnaha lasocda aysan galmudug kumatalin shirka baydhabo kasoconaya

3-  in madaxwayne axmed ducalle iyo kooxdiisu ay hub iyo ciidamo ay kuweeraraan deegaanada galmudug ay diyaarinayaan sida ay hadalka u dhigeen

3- in dhaqaale iyo hub midna aan lagutaageerin madaxwaynaha galmudug iyo kooxdiisa ilaa lagahishiinayo khilaafka madaxda galmudug u dhaxeeya

4-  inay soodhawaynayaan hishiiskasta oo dhexmara ahlusunna iyo galmudug kaasi oo waafaqsan dastuurka galmudug iyo mabaadiida lagudhisey dawlad goboleedka galmudug.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    KOOXDA *SUUFIYADU* LOOGUYEERAYO WAA JABHAD” CIIDAMADA ITOOBIYA AY DHUUSAMAREEB KU’ABUUREEN!! WAXAYNA LAMIDYIHIIN KOOXDII *BURBURTAY EE LIYU POLICE” EE AY XABASHIDU KUDHEX ABUURTAY, SOOMAALI GALBEED.

    EE INA ILEY” HORJOOGAHA U AHAA?
    KADIBNA KACDOONKII *SHACBKA OROMIYA. AY CAGTA MARIYEEN XUKUNKII TIGREEDANA ADIS ABABA” KACAYRIYAY?

    SIDAASI DARTEED KOOXDAANI KAMASHAQAYNKARTO DALKA SOOMAALIYA, WAANA KHATAR INAY SHACABKA KUDHEXJIRAAN *SUUFIYADU WAA KOOX CIIDAMO AH SIDEEBAY USHEEGANKARAAN IN AY BAARLAMAAN YIHIIN??

    ODAY XAAF* SABABTII AY DOONTABA HAKUDHACDEE
    WUXUU U GACANGALAY *ITOOBIYA IYO C/WALI CALI GAAS?

    WUXUU KUJIRAA DHALANTEED IYO RIYO AANWAXBA ANFACAYNIN? GOBOLKU DHISME* IYO XABASHIDA OO LAGA XOREEYO AYUU U BAAHANYAHAY?

    ODAY XAAF HADII UU RAJO KALEEYAHAY IN UU SII MAAMULO GOBOLADA DHEXE. WAA IN UU DHOOWR ARIMOOD SAMEEYAA??

    1- HAKAHARO C/WALI CALI GAAS?
    2- HAKA XORREYO!! DHUUSAMAREEB* XABASHIDA IYO SUUFIYADA??

    3- TASTUURKA BEENBEENTA AH EE DIINTA ISLAAMKA LAGULA DAGAALAMAAYANA, FARAHA HAKALABOXO?

    SHACABKU WAA MUSLIMIIN DIINTOODUNA WAA ISLAAM? QURAAFAADKA IYO TASTUURKA LAGUKHASBAAYONA HALAGAJOOJIYO?

    CIIDAMADA DHEX WAREEGAAYA MAGAALOOYINKANA HALAGEEYO? XADBEENAADKA SOOMAALIYA IYO SOOMAALI GALBEED U DHEXEEYA IS’AY U DIFAACAAN. SHACABKA SOOMAALIYEED WAANA INAY KACAYRIYEEN”” XUDUUDAHA* SOOMAALIYA. SHUFTADA” LIYU POLICE-KA SHACABKA XASUUQAYSA? XOOLAHANA KADHACAAYA?? SIDII AY OROMADU U KALA FIRDHISAY!! OO KALEET? WAA IN LOOKALA FIRDHIYAA??

    XAAF-OOW. HADII AAD SIDAASI YEESHID. NIN WANAAGSAN OO ODAY AH AYAADNOQONDOONTAA?

    HADIIKALE (GAAS IYO SHAAKIR) WAADKUQASAARIDOONTAA? DABASOCODKOODA??

    DHAMAANTEENBA ALLAHA NOO DANBIDHAAFO AAMIIN. RAMADAAN KARIIM.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-DHAGEYSO+SAWIRRO:-Dood Qaran Xiriirka iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada
- Oct 19, 2018
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo ...
DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka Soo Horjeestay Xeerka Jinsiga Ee Wasaaradda Haweenka ay Golaha Wasiirada Horgeysay
- Oct 19, 2018
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa  ka Soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo baaq culus u jeediyay Wasiiradda xukuumadda RW Khayre
- Oct 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee ...