Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi xiiso badan wakiilka dowlada puntland ee woqooyiga america ,waxqabadka xafiiska ay maamusho & xaalada guud ee somalia

Marwo Mulki C/samed X Xuseen Wakiilka dowlad goboleedka Puntland ahna gudoomiyaha Jaaliyada  Puntland ee Woqooyiga Ameerika oo waraysi  siisay Golaha1960 ayaa Waxay kaga warantay baahida keentay in la furo xafiisakan iyo wax qabadka uu diyaarka u yahay inuu bulshada reer puntland iyo somali oo dhanba u qaban doono.Sida Fududaynta baahiya Helida baasaboorka somaliga ah ,isku xidhka bulshada reer puntland ee woqooyiga Amerika iyo dhulkii hooyo ,u fududaynta dadka u baahan xafiisyada kala duwan ee dowlada maraykanka sidii ay ula xiriiri lahaayeen, diiwaan gelinta dadka reer puntland ee woqooyiga america Iyo arimo badan oo kale kale oo aad u muhiima.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...