Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Halkee ayuu ku danbayn doonaa khilaafka madaxda galmudug

Khilaafkii siyaasadeed Ee ka dhextaagan madaxda maamul goboleedka Galmudug wali wuu taagan yahay mana jira xal laga daaray xiisada Siyaasadeed ee Ka kala shidan Magaalooyinka Caadado iyo Dhuusamareeb ee Gal-gaduud.

Mana jiro ilaa iyo hada Wax isku Soo dhawaansha ah ee labada garab ee ay u kala jabeen madaxda maamul gobaleedka Galmudug, Waxaana Wali ay Ku kala adkeesanayaan Moqifkooda.

Guddomiyaha Baarlamanka Gal-mudug Cali Gacal Casar Oo La hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Moqdisho ayaa sheegay in ay Qorsheenayaan Dowlada Dhaxe Ee Soomaaliya in ay gar wadeen Ka Noqoto Khilaafka ka dhax aloolsan madaxda ugu sareysa maamulka Gal-mudug.

Dhinaca Kale Guddomiye Ku xigeenka Baarlamanaka Galmudug ayaa tilmaamay in Madaxda Galmudug ee Ku sugan Cadaado aysan Galmudug U dhutun doonin, Howshana sideeda ay U socon-doonto.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliska maraykanka ee Afrika oo sheegay iney duqeyn ku dileen 62-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab
- Dec 17, 2018
Taliska Mareynkanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 16-kii bishan ...
MUUQAAL:-C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”
- Dec 17, 2018
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in ...
DHAGEYSO:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
- Dec 17, 2018
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka ...