Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad Luuqad adag kula hadlay Somaliland Arrinta dagaalka Tukaraq

Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Nabaddoonada dhaqanka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan degmada Laascaanood iyo deegaanada Hoosyimaada.

Nabaddoonka ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in loo istaago difaaca dhulka Puntland, degdegna loo xoreeyo deegaanada Somaliland ay uga sugan tahay Gobolka Sool, Isla wareysigaan, wuxuu sharraxayaa dadka Soomaaliyeed iyo marxaladihii ay soo mareen iyo waliba taariikhda Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...