Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha

Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey Magalada Cadaado ayuu sheegay in la marin habaabiyey heshiiskii Ahlu-sunna iyo Galmudug.

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in la hareer maray awood qeybsiga beeleed oo ku dhisan yahay maamulka Galmudug, taasi oo dhalisay kala fikir duwanaansho soo kala dhex galay Madaxda Sare e Galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa Xusay in Galmudug ay ku dhisan tahay habka awood qeybsiga beelaha balse aysan ku dhisneyn nidaamka xisbiyada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...