Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Mareykanka oo baaraya khassaraha dadka rayid ah ka soo gaartay duqeyn ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in ay baari doonaan duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka ay ka fuliyedn meel magaalada Muqdisho u jirta dhowr iyo toban Mile.

Duqeynta ayaa taliska wuxuu sheegay in ay la beegsadeen dagaalameyaasha Al-shabaab’ isla markaana ay ku dileyn dhowr iyo toban dagaalame oo Al- shabaab ah.

Duqeynta Ayuu  Mareykanku wuxuu sheegay in ay baarayaan in duqeyntaas dad rayid ah khasasro ka soo gasray iyo in kale.

Taliska AFRICOM ee Maraykanka ayaa hore loogu eedeeyay in dad rayid ah ay ku dileen  weeraro ay si wadajir ah uga fuliyeen dalka Soomaaliya ciidamada milatariga Soomaaliya

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    IYAGA AYAA DADKA DILAAYA HADANA BAARAAYA” MIYAA? CIIDAMADA *MARAYKANKU??

    WAA FOOWDO AY MUS’UUL KATAHAY KUWA SHACABKA U SHEEGANAAYO, FEDARAAL IYO MAAMUL GOBOLEEDYO??




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...