Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Wasiir Guri barwaaqo”Puntland cashir ayaan u dhignay dagaalkii tukaraq”

Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guribarwaaqo oo goor dhaweyd warbaahinta kula hadley xarunta ciidanka qaranka ee Miiska Saraakiisha waxaa uu ka hadley dagaalka ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ku dhex maray deeganka Tuko-raq .

Wuxuu sheegay in ciidamada soomaaliland ay guulo muhiim ah ka gaadheen dagaalkii saaka ee tukaraq wuxuu puntland ku eedeeyay in dagaalka ay soo qadeen balse lagu jabiyay

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdirahman abdullahi says:

    nin hoyadii caayey muxuu cashar kayaqaan.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.




ad

Latest News

DAAWO:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo xiray Shirka Xifadleyda Teknolojiyada Soomaaliya
- Oct 22, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa si rasmi ah u soo xiray shirweynaha 3aad ...
TOOS:-Xaruunta Tala soo jeedinta Somaliyed oo Dood kusaabsan Doorka Ay Culimada Ahlu-sunny Wal jamaaca Ka qaadan Karaan Sugida Amniga
- Oct 22, 2018
[embed]https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2184875958417760/[/embed]
DHAGEYSO:-Baydhabo Oo Dib Loo Fasaxay Gaadiidka Bajaajta Iyo Noah Oo Markii Hore La Mamnuucay
- Oct 22, 2018
16 Bishaan ayaa War ka soo baxay Booliiska baydhabo lagu joojiyay in magaaladaas ay ...