Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dawlada Puntland oo ka hadashay Dagaalkii Saaka Duleedka Tukaraq ee gobolka Sool

Dawlada Puntland ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay duleed deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool kaasoo sababay dhimasho iyo dhawac.

Afhayeenka Madaxweynaha dawlada Puntland C/laahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa ka hadlay dagaalkaasi wuxuuna sheegay in xiligan hakad uu galay dagaalkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Saleebaan xagla toosiye oo war lama filaan ah Ku dhawaaqay iyo in uu tagayo garoowe
- Jun 19, 2018
Wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka maamulka Soomaaliland Dr Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa ka hadlay ...
DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
- Jun 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka ...
MUUQAAL:-Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan”Hadii aan sool laga saarin somaliland nugaal ayay imaan doonaan”
- Jun 19, 2018
Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland DR. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) oo ...