Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WAR DEG DEG AH:-Dagaal saaka ka bilawday deegaanka tukaraq

Waraarka naga soo gaadhaya magaalada tukaraq ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaas saaka xili hore dagaalkii u dhaxeeyay maamulka puntland iyo soomaaliland uu dib uga bilawday .

Saraakiisha labada dhinac ayaa warbaahinta siyaabo kala duwan ugu sheegay in midba midka kale saaka weeraarka soo qaaday wali lama hayo faah faahin dheeri ah balse wariyaasha ku sugan magaalada garoowe ayaa soo sheegaya in dhanka puntland ay xiligan ka baxeen ciidamo tiro badan kuwaas oo dagaalka ka qayb noqon doonaa dagaalka ayaa xiligan socda 

 

la soco wixii soo kordha

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...