Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:- Qisadii Gabadhii Islaamka uu Meherkeedu ahaa – Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay (6)

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 6aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo siina fidi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-DHAGEYSO+SAWIRRO:-Dood Qaran Xiriirka iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada
- Oct 19, 2018
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo ...
DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka Soo Horjeestay Xeerka Jinsiga Ee Wasaaradda Haweenka ay Golaha Wasiirada Horgeysay
- Oct 19, 2018
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa  ka Soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo baaq culus u jeediyay Wasiiradda xukuumadda RW Khayre
- Oct 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee ...