Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xildhibaan Ka tirsanaa barlamanka puntland oo lagu toogtay Gaalkacyo

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, dabley hubeysan  ay magaaladaasi ku dileen xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland.

Rag ku hubeysan Bastoolado ayaa waxa ay rasaas ku boobeen xildhibaanka oo lagu magacaabi jiray C/xakiin Macalin Daahir, kaasi oo fadhiyay afaafka hore ee Hotel Classic oo ku yaalla Waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaanka ayaa marka hore dhaawac ahaan loogu qaaday isbitaal ku yaalla magaalada, iyada oo markii dambe dhaawacii soo gaaray u geeryooday, sidoo kale weerarkan waxaa lagu dilay askari ka mid ahaa ilaalada xildhibaanka, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka puntland

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Saleebaan xagla toosiye oo war lama filaan ah Ku dhawaaqay iyo in uu tagayo garoowe
- Jun 19, 2018
Wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka maamulka Soomaaliland Dr Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa ka hadlay ...
DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
- Jun 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka ...
MUUQAAL:-Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan”Hadii aan sool laga saarin somaliland nugaal ayay imaan doonaan”
- Jun 19, 2018
Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland DR. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) oo ...