Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dawladda Soomaaliya oo beenisay in ay wada hadal la gashay Kenya arinta badda

Warbaahinta Kenya ayaa dhowaan kasoo xigatay wasiirka Arrimaha Dibedda ee waddankaas Monica Juma inay sheegtay wadahadallo u socda Kenya iyo Soomaaliya oo ku saabsan kiiska muranka badda.

Hadalkeeda ayaa yimid, ayada oo kiis dacwadeed oo arrintan la xiriira uu haatan horyaallo maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague waxaa arintaas beeniyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka axmed cali daahir

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    BADDA SOOMAALIYA YAAN WAX DACWO AH LALAGALIN KENYA?? SABABTOO AH DALALKA REER YURUB” AYAA KENYA IYO HANTIDEEDABA ISKALEH?

    DADKA MADOOW OO KENYATIGA AHINA WAA SHAQAALE” KALIYA?

    SIDAAS DARTEED MAXKAMAD* YURUB” KUTAALA WAX CADAALAD AH LAGAMA FILANKARO’ INAY BADDA SOOMAALIYA KASAMAYSO?

    SABABTOO AH (SHARIIKADAHA WAAWEYN EE SHIIDAALKA IYO MACDANTA” QOTAA” WAA REER YURUB. ARRINTUNA WAXAY NOQONAYSAA *DHURWAA HILBO KURARRO??

    1- KENYA HALAGA SAARO DALKA SOOMAALIYA IYO WALIBA NFD?
    2- CIIDAMO SHARAF LEH OO SOOMALI AH AYAA KENYA LADAGAALAMAAYA!! EE IYAGA HALA GARAB ITAAGO? MAXKAMADDA HEEG-NA HALAGABOXO?

    MAXAA DHULKA SOOMAALIYA MURAN IYO DACWAD GUMAYSI GALIYAY??

    FG: KENYA DAL MADAX BANAAN MA’AHA? EE WAA BEERO IYO KANIISADO!! REER YURUB??




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxdii dhaqanka ee Waday Shirka Beesha Garxajis oo Xabsiga La dhigay iyo Buubaa oo ka hadlay
- Jun 21, 2018
Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Qaban qaabinayey Shirka Beesha Garxajis ee lagu wado ...
Muuqaal: DF Somalia oo soo saartay go’aan ka dhan ah maamulka Somaliland
- Jun 21, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay in barnaamijka hiigsiga cusub ee (New Deal) si ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne, Isimo iyo Siyaasiyiin Miisaan Kuleh Somaliland oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay War Culus(Video)
- Jun 20, 2018
Siyaasi Mustafe Martiini oo horay u shaaciyey inuu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog ...