Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Guddiga Difaaca Puntland oo sheegay in ay ka xoraynta gobolka Sool iyo deegaanada kale ee ka Maqan Puntland

Guddiga Difaaca Puntland oo iminka shir jaraa’id kula hadlaya warbaahinta ayaa sheegay inay ka go’antahay xoraynta gobolka Sool iyo deegaanada kale ee ka Maqan Puntland.

Wasiirka Amniga Puntland, Axmed Cabdullaahi Yusuf (Dowlad) ayaa warbaahinta u akhriyay 11 qodob ay soo saareen guddiga.

Qodobadaas waxaa kimd ahaa in Puntland ay dil ku fulin doonto cid kasta oo jaajuus u ah Somaliland

Sidoo kale waxaa Guddig dambi qaran ku tilmaamay cid kasta kasoo horjeeda tallaabada Puntland ay ku xoraynayso dhulka ka maqan.

Sidoo kale guddigu waxay sheegeen inaysan cadow ku ahayn shacabka ku nool gobollada Waqooyi Bari.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...