Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Deegaano ka tirsan Galmudug oo ay ka dilaaceen Cuduro

Qaar ka mid ah deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dilaacay cudurada ka dhasha biyaha sida Malaariyada, Shuban biyood iyo kuwa la midka ah.

Wasiirada Wasaarada Caafimaadka Galmudug Naciima Maxamed Maxamuud oo la hadashay warbaahinta gudaha  ayaa sheegtay in ay korortay tirada dadka ee cuduradaas ay soo ridanayaan.

Wasiirada ayaa sheegtay in deegaanada ugu badan ee cudurada ay ka dilaaceen ayaa waxaa ka mid ah deegaanada gobolka Galgaduud halka sidoo kalane ay tilmaantay in gobolka Mudug deegaano ka mid ah ay ka jiraan cuduradaan.

Wasiirad Naciima ayaa sheegtay in hay`adda caafimaadka aduunka ee WHO ay ka dalbadeen in ay ka caawiyaan wax ka qabashada cuduradaani ka dilaacay deegaanada maamulka Galmudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Dowladda Somalia oo Damacsan Iney Kalluun Ku Daabusho Diyaaradaha Qaadka Kenya
- Aug 17, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay ...
TOPNEWS:-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo war ka soo saaray Xiisada Soomaalida iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ...