Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota oo ka banaan baxay war uu siidaayay Tv ga Fox News

aaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin uu sii daayay Telefishinka FOX 9 oo uu ku weeraray Jaaliyadda iyo Hindise sharci oo ka mid ah xarumaha xanaanada caruurta iyo hanaanka xawilaadaha lacagaha ee Soomaalida ay leeyihiin ayaa waxa ay dibadbax ku qabteen aqalka sharci dejinta ee gobolka Minnesota.

Telefishinka FOX 9 ayaa jaaliyadda ku eedeeyay in ay musuq maasuqaan lacagaha Dowladda ay ku taageerto xarumaha xanaanada caruurta ee ay leeyihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed, islamarkaana lacagahaasi ay u diraan kooxaha Argagixisada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...