Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Afgooye

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee  ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan hal Askari iyo Shacab ka badan 5 ruux ay ku geeriyoodeen sida wararka hadda soo baxaya ay tilmaamayaan.

Dad goobjoogayaal ah  ayaa sheegay in qaraxa ismiidaaminta ah uusan u dhicin sidii uu doonayay qofkii naftii haliga ahaa ee watay Gaari ay ka buuxeen wax yaabaha Qarxa.

Kaas oo damacsanay in Qaraxa uu la beegso Gaadiidka dagaal ee ay wateen ciidamada ka tirsan dowlada islamarkaana uu tababaray Mareykanka, fadhiisimana ku leh Garoonka Balli doogle ee gobolka Sh/Hoose.

Laakiin uu ku qarxay Gadiidka ay wateen ciidamada gadaashood, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Mid ka mid ah Gaadiidka dagaalka ee ay wateen Kolonyadaasi Qaraxa lala beegsaday ayaa jiiray caruur goobta ka ag dhaweed, kadib Gaariga  ka baxsanayay Qaraxaasi.

Qaraxaasi ismiidaaminta ah ayaa mas`uuliyadiisa waxaa sheegtay Kooxda Al-shabaab oo sheegay in ay ku dileyn 12 Askari oo ka tirsan ciidamada Bangaraafta ee dowlada Mareykanka uu tababaray.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Saleebaan xagla toosiye oo war lama filaan ah Ku dhawaaqay iyo in uu tagayo garoowe
- Jun 19, 2018
Wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka maamulka Soomaaliland Dr Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa ka hadlay ...
DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
- Jun 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka ...
MUUQAAL:-Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan”Hadii aan sool laga saarin somaliland nugaal ayay imaan doonaan”
- Jun 19, 2018
Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland DR. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) oo ...