Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO:-Somaliland oo soo bandhigtay Ciidankii ugu badnaa,Xiisada Tuka-raq oo sii xoogeysatay

Maamulka Soomaaliland ayaa boqolaal ka mid ah ciidamadooda waxa ay Maanta kusoo bandhigeyn deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sool halkaas oo ay ku  wada dagaalameen laba maleeshiyo beeleed.

Masuuliyiin uu  horkacayo wasiirka arrimaha Gudaha Soomaalind Maxamed Kaahin Axmed ayaa Ciidamadaasi waxa ay kula hadleen Bartamaha deegaanka Ceel Afweyn,iyaga oo ku amray in amniga ay xaqiijiyaan maadaama halkaasi dhowr mar ay dagaalo ka dhaceyn.

Ciidamadaan Soomaaliland ay kusoo bandhigtay  deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sool ayaa kusoo aadaya xilli xiisad dagaal oo u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland ay ka taagan tahay deegaanka Tukaraq ee isla gobolkaasi Sool.

Ciidamada Somaliland ayaa dagaal adag kula jirta Maamulka Puntland,waxaana la isku heystaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...