Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Dagaalka Tukaraq Waji Qabiil yeeshay

Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka ka aloosan magaalada Tukaraq ee u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland & Somaliland ayaa sheegay in colaadda Tukaraq ay yeelatay waji kale oo qabyaaladeed.

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, wuxuu ku eedeeyey Puntland in ay dagaal u rogto waji qabaa’il, wuxuuna sheegay in ciidamadii ugu badnaa ay keentay Puntland, ayna u muuqdaan kuwa dagaal rasmi ah u soo diyaar garoobey.

https://youtu.be/qdM68tsPUdg

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Hadalkiisu faaiida malaha, Cudurka dhimbilka ah, ee dadka nolosha ka dhaca ku dhaca ayuu qabaa. maba aha in la wareysto.




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...