Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka Jubbaland oo amaro dul dhigay hay`adaha ka howgalo deegaanadaas

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa fariin adag u diray hay`adaha ka howgalo deegaanada maamulkaas wuxuuna ka dalbaday in ay joojiyaan warbixino uu ku sheegay in ay yihiin been oo la diro laguna sheego in mashruucyo laga fuliyay deegaanada Jubbaland.

Wuxuu madaxweynaha hay`adaha ka dalbaday in maamulka uu ka qeyb qaato fulinta mashaariicdaas ama deegaanadaas isaga baxaan hay`addahaan uu sheegay in ay caadeysteen fulinta mashruucyo been ah.

Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in dadka dhibaateysan ee ku nool deegaanada maamulka Jubbaland ay noqdeen kuwoo lagu qaraabto laakiin aysan ogolaan doonin wixii xiligaan ka dambeeya shaqo been ah uu sheegay in ay qabtaan hay`addaha ka howgalo deegaanada Jubbaland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...