Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Waxgaradkii Isimadii Jaamac Siyaad oo Laascaanood Kaga Dhawaaqay in Ciidankoodu Aysan Somaliland u Dagaalamaynin

Cuqaashaan iyo waxgaradkaan oo ka soo jeeda beesha Jaamac Siyaad ayaa cadeeyey mawqifkooda ku aadan dagaalka tukaraq waxayna si cad u sheegeen in aysan ciidamo beleedkoodu dagaalkan qeyb ka noqon doonin, iyagooona ugu baaqay Muuse Biixi inuu ciidankiisa nabadgelyo ugala boxo gobolka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
- Jun 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka ...
MUUQAAL:-Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan”Hadii aan sool laga saarin somaliland nugaal ayay imaan doonaan”
- Jun 19, 2018
Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland DR. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) oo ...
MUUQAAL:-Faysal Cali Waraabe oo Booqday Haweenay Lagu soo dhaawacay Garoowe & Fariin cusub uu diray
- Jun 19, 2018
https://youtu.be/WC57xSkN1hA