Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Daladda Punsa oo Baaq u diray Puntland iyo Soomaaliland

Xubno kamid ah Bulshada Rayidka Ah ee Puntland ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Tababarkan ayaa lagu qabtay Magaaloyinka Garowe iyo Boosaaso sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Gudoomiyaha Dallada ururada Bulshada Rayidka Ah Puntland ee Punsa.

Faysal Ahmed Warsame Gudoomiyaha ayaa Baaq u diray Maamulada Soomaaliland iyo Puntland xiisada Colaadeed ee kasoo cusboonatay magaalada Tukaraq ee gobolka Sool
Hoos ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Xasan Sheekh Maxamuud oo Baaq u diray Madaxda Dowlada Soomaaliya
- Oct 16, 2018
Madaxweynihii hore ee dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Madaxda dowlada talada ...
Shabaab oo weerar ku qaaday magaalada Jowhar
- Oct 16, 2018
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay weerar kedis ah ku qaadeen ...
DAAWO:-G/Gobolka Banaadir iyo Madaxa UNHCR ee Bariga Afrika oo ka wada hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha
- Oct 16, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...