Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DAAWO:-Cali Cosoble oo si Kulul u Weeraray Madaxweyne Yaasha Maamul Goboleedyada ee ku shiray Baydhabo,

Madaxweynahii hore ee Maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo si kulul uga hadlay Xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka ayaa ka digay Muran Siyaasadeed oo lagu hor istaago shaqada Qaranka,

waxa uu sheegay inay ku fashilmeen hadafkoodii Madaxweyne yaasha Maamul Goboleedyada Dalka oo dhawaan ku shiray Magaalad Baydhabo halkaasi oo laga soo saaray Go’aano ka soo hor jeeda Dowlada Soomaaliya,

Mudane Cali Cabdulaahi ayaa si Gaar ah weerar Afka ah ugu qaaday Madaxweyne yaasha Puntland iyo Jubaland oo uu sheegay inay ka shaqeynayaan rabitaanka dowlado shisheeye oo diidan horumarka Umada Soomaaliyeed,

Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayuu ku sheegay inuu shacabka iyo siyaasiyiinta Puntland ku Mashquulinayo Muranka Dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka u dhexeeya isaga oo doonaya inuu uga waqti dheereysto Doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Puntland,

 HALKAAN KA DAAWO

https://youtu.be/sPlzXKdjcms

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Faryaamo says:

    Hawiyuhu waxey ka siman yihiin caqli xumadda, Xawaadlaha iyo Murusaduhu waa kuwa caqli ahaan ugu liita. Yuu wax ka sheegaya soo kii inta khilaafey odeygiisi Xasan Shiikh la saftey. Tan ugu daran waa markii caqli xumo iyo hunguri xumo aad is ku darsato.




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Ugaaska beesha Cawlyahan”Axmed madoobe odoyaal dhaqan oo been abuur ah ayuu magacaabay”
- May 23, 2019
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ugaasyada Soomaaliyeed ahna ugaaska ...
DAAWO MUUQAAL:- Somaliland oo si kulul uga hadashay Sharciga Bartoolka Somalia oo Baarlamaanka DFS uu Ansixiyey
- May 23, 2019
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Sharciga Bartoolka ee dhowaan uu meel Mariyey Baarlamaanka ...
Warbixin :-Soomaaliya oo diiday inay fursad siiso Kenya
- May 23, 2019
Soomaaliya ayaa ka jawaabtay talaabooyin xiriiro ah oo ay qaaday Kenya, kuwaas oo u ...