Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Jananadii ugu badnaa ee puntland ka soo jeeda oo Gaadhey deegaanka tukaraq

Wararkii ugu dambeeyey ee ay warbaahintu ka helayso deegaamadii lagu dagaalamay ee aagga Tukaraq ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen saraakiil wata darajooyin kala duwan oo ka soo jeeda deegaamada Puntland, kadib markii madaxweynaha soomaaliland uu sarakiil ciidan iyo madaxd horay xilaal uga soo qabtay soomaaliland kulan gooni ah la qaatay isla markaana uu ka codsaday in ay gacan ka siiyaan qaabkii uu puntland dagaal xoogan ugu qaadi lahaa

Jananadaan oo ku sugnaa Nairobi, Muqdisho & Gaalkacyo ayaa safar gaaban oo hadana ka dis ah ku tagey jiidaha dagaalka, waxayna khibradooda ciidan ku biirinayaan ciidamada puntland ee halkaas ku sugan 

General Khaliif Ciise Mudan ayaa kasoo duulay magaalada Nairobi, isagoo toos u aaday deegaanka Tukaraq oo ah halka laga hogaaminayo howlgalka xiligan puntland doonayso in ay gacanta dib ugu soo ceshato gobolka sool

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    GOBOLADA *SOOL IYO SANAAG* DAD *SHARAF LEH AYAA WALIGOOD DEGANAA. WALINA DEGAN? CUQAASHOODDA” GARAADADOODDA” CULIMADOODDA’ IYO NOOCKASTA OO AY UMMADI LEEDAHAY” WAYKUDHANYIHIIN??GOBOLADAAS?

    ILAA INGIRIISKIINA *XORRIYO U DIRIR* AYAY AHAAYEEN?

    HADABA MAXAA MAANTA KEENAY” INAY USOOTARTAMAAN’ *MUUSE BIIXI IYO GAAS??

    WAA GARDARO ARRINTAASI!! REER SOOL IYO SANAAGOOW!! HADII AYDAAN ISKA DIIDIN!! RIYADA. (GAAS IYO BIIXI) OGAADA IN AAD LAMINOQONDOONTAAN? SIDII *KURDISH-KA OO KALEETO??

    CIRAAQ IYO TURKI IYO SUURIYA*AYAAKALA GOOSTAY? MAGAC MOOYAANE!! DAL AHAAN MAANTA UMAJIRAAN??

    WAXAATAAS LAMID AH. IN UU MAANTA, SIILUMAAYO!! MAGICII (DHULBAHANTE IYO WARSAN GARI!! IYO SOOL IYO SANAAG?? WAXAANA LAGUBADALAY, LABA QABIIL OO LABA MAAMUL** MAGACOODA,SOO HAGOOGATAY??

    1- ISAAQ” OO LABAXAY. SOOMAALI LAND??
    2- MAJEERTEEN” OO LABAXAY, PUNTLAND??

    QABAA’ILADAAS OO MIDKOODNA MEESHA UU MAAMULLO AAN WAXMICNE AH KUHAANIN??

    WAA IN AAD KAHOTAGTAAN?? *DHIIGGA! IYO FOOWDADA AY IDINKU SOO GALAAN GALAAYAAN??

  2. Guluf says:

    Dhulbahante iyo majeerteen waa walaalo ee maxaa dhexdhigay isaaqa waa yaab hadii darood weerar ku qaado oo burco legeeyo waxay orandoonaan waana la laayay Marka at ka ahaada hawiyihoow.isaaq waa kibir ay. .




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...