Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Weerar Xalay ka dhacay duleedka Muqdisho

Rag hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday laba barkontorool oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, sida ay inoo sheegeen Saraakiisha ammaanka.

Raggan hubeysan ayaa weeraro isku mar bilowday waxa ay ku kala qaadeen fariisin ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Siinka-dheer iyo fariisin kale oo ciidamo Nabad sugid ah ay ku leeyihiin xaafada Galmudug oo ka tirsan degaanka Garasbaaley.

Guddoomiye kuxigeenka dhinaca arrimaha bulshada degaanka Garasbaaley  Cabdullaahi ayaa  sheegay in weerarka uu ahaa mid kooban oo ciidamada ay iska difaaceen raggii weerarka soo qaaday.

Sidoo kale Guddoomiyaha arimaha bulshada degaanka Garasbaaley ayaa sheegay in Hal askari uu weerarka dhankooda kaga dhaawacmay, balse iyaguna ay khasaare gaarsiiyeen raggi weerarka soo qaaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo baaq cajiib ah diray & halka uu u diray
- Sep 17, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay qowmiyadaha raadinaya ismaamulka hoose inay muujiyaan dulqaad ilaa ...
DAAWO:-Sh. Idiris oo ka Murugooday Musuqa iyo Ceebtii ka dhacday Soomaalidii Deeqda Waxbarasho ka helay Turkiga
- Sep 17, 2019
https://youtu.be/uMiJwjX_ZO4
DAAWO:-Loolanka Xilka Madaxwaynaha Galmudug oo Bilowday iyo Khudbadii Guutaale
- Sep 17, 2019
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaano ...