Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo ciidamo dheeraad ah dalbaday maxay tahay sababtu?

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan looga arrinsanayey xiisadda dagaal ee deegaanka Tukaraq iyo dabaylaha ku furmay xukuumaddiisa la qaatay madaxda xisbiyada mucaaradka, madax hore iyo siyaasiyiin.

Xubnaha Ka Qaybgalay Shirkaasi ayaa waxaa kamid ahaa

1. Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici)
2. Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin
3. Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed
4. Guddoomiyaha golaha guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan
5. Guddoomiye Ku-xigeen kowaad ee golaha wakiilada, Axmed/yaasiin Sh. Cali Ayaanle
6. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Xasan Ciise Jaamac
7. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax
8. Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin
9. Prof. Cali Khaliif Galaydh oo waxba maamusid ah loo yeelin.
10. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe
11. Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE, mudane, Axmed Cabdi Dheere
12. Guddoomiye Ku-xigeenka xisbiga Waddani, ahna ku simaha gudoomiyaha xisbiga Mudane Cabdiqaadir Xuseen Jirde
13. Guddoomiye Ku-xigeenka xisbiga waddani, mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed
14. Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire
15. Siyaasi Maxamed Carraale Duur
16. Mudane Maxamed Cabdillahi Uurcade

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Somaliland oo Xilkii ka qaaday Masuul Dhigiisa Jubbaland Qarsoodi ku geeyay Hargaysa
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Soomaaliland uu ...
Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Galdogob
- Jul 18, 2018
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay degmada ...
DAAWO:-Wasiir Cawad oo la kulamay wasiirka arimaha dibada dalka sweden
- Jul 18, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ...