Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Axmed madoobe”Muqdisho waxaa ka socda sidii madaxda xilka haysa ay talada dalka ugu soo laaban lahaayeen 2020″

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland kadib howlo shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkaasi uu guul kusoo dhamaaday isla markana uu lahaa muhiimad gaar ah oo ahayd dhamaystirka madasha Dowlad Goboleedyada dalka oo ahayd arin Dastuuri ah.

Madaxweynahu wuxuu intaas ku daray in ay Dowlada Federaalka ah ku dhiiri galiyeen in ay kasoo baxdo heshiisyadii la xiriiray hananka dhismaha Amniga Qaranka oo xoraynta wadanka iyo sugida amnigiisa muhiim u ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Somaliland oo Xilkii ka qaaday Masuul Dhigiisa Jubbaland Qarsoodi ku geeyay Hargaysa
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Soomaaliland uu ...
Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Galdogob
- Jul 18, 2018
Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay degmada ...
DAAWO:-Wasiir Cawad oo la kulamay wasiirka arimaha dibada dalka sweden
- Jul 18, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ...