Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Suldaan Xasan Baardheere”Hogaamiye axmed madoobe dadka ku nool jubbaland sida cadawga ayuu ula dhaqma mana hadli karaan”

Suldaan Xasan Baardheere oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed kana soo jeeda Degaanka Gobolka Gedo oo Wareysi siiyay mid ka mid ah idaacaha muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu Siyaasiyiinta ka soo horjeeda aragtidiisa uu ka soo masaafuriyo Magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka jubbaland

Hoos ka dhageyso 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    Kimaanyo Itoobiya Ayaa Katalisa. Axmed Madoobe. Waa Hoolaal!! Iyo Laqdabo” Shacabka Laguciqaabaayo?

    Daka Xabashi Iyo Kenya Ayaa Xoog Ku Haysta? Haloo diyaargaroobo!! Sidii Itoobiya Dalka Soomaaliya Looga NADIIFINLA’HAA.

  2. ali says:

    Marka hore magaala madhaxweynaha fadhiga u ah ka soobiloow




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada
- Mar 21, 2019
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada ...
MUUQAAL:-Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadaha Puntland & Somaliland
- Mar 21, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaalka masuuliyiinta katirsan Puntland iyo ciidamadu ku ...
MUUQAAL:-Kadib Shir Saacado Socdey Madaxweyne Denni iyo Wasiiradiisa oo War Soo Saara
- Mar 21, 2019
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...