Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka jubbaland oo ganacsada soomaaliyeed inay maal gashadaan jubbaland

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan ayaa ganacsatada soomaaliyeed ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deeganada jubbaland.

Maxamuud ayid aadan ayaa sheegay in xiligan la joogto wakhtigii ay dadka hantida rabi ku manaystay ay maalgashi ku samayn lahaayeen dalka gaar ahaan jubbaland uu sheegay in amaan buuxa uu ka jiro

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. mahad says:

    Dhuxushii ma idinku filnaan weyday?

  2. Kismaayo says:

    Mshash allh waa dawlad gobaleed jubalend state ku dayo jubalend dadka nabada diidan ala haydin hanuuyo amiin amiin

  3. mahad says:

    Maxaa lagu daydaa ma maqasiino dhuxul ha la wada furto ayey taladaadu tahay? Xageyse joogtaa dawlada aad sheegeyso ma dekeda iyo gegida diyaaradaha kismaayo ayaad dawladnimo u taqaan aaway dhulka aad sheeganeyso war isku xishood oo ugu yaraan wax yar fikir inta aadan qiiro japan la soo boodin, nabadase ma waxaad u taqaan dhulka ha la nabaad guuriyo oo dhirta oo dhan dhuxul la dhoofsado oo jeeb niman ku dhacda ha laga dhigo,waa adigoo kale kuwa aa dantooda aqoon ee iska xiiqsan bal isku day inay wax kaa siiyasn lacagta dhuxusha si bal aad meelaha uga difaacdid waan ogahay wallee dulmane aan is ogeyn inaad tahay.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo maxaa la gudboon hadii mooshin laga gubiyay xilka looga qaadayo?
- Dec 10, 2018
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo waxaa la gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo waxaana jira ...
DHAGEYSO:-Mooshinka laga keenay mdaxweyne farnaajo xalkee ayuu ku danbayn doona?
- Dec 10, 2018
Umadda Soomaaliyeed waxay baryihii danbe ka nasatay arimaha mooshinka iyo is qab qabsiga madaxda ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Saleebaan ‘Rajaddii shacabku qabeen way nusqaantay madaxweynuhu shaqadiisii wuu gabay”
- Dec 10, 2018
Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Rajaddii shacabku u qabeen madaxweyne farmaajo aya ...