Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Is gaadhsiinta Deegaanka Tukaraq Oo Hawada Ka Maqan Maxay Tahay Sababtu?

Waraarka aan Xiligan ka helayno  deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa waxay sheegayaan in saakay aanu halkaasi ka jirin wax isgaarsiin ah.

masuulyiin ka tirsan maamulka deegaanka ayaa sheegay in ay hawada ka maqan tahay Isgaarsiintii oo aan la ogeyn cidda Labada maamul ee sida dhabta ah u jartay ama haddii ay jiraan cillado soo gaaray qalabkii isgaarsiin ee halkaasi yaallay.

Ma jirto cid kala dhexgashay ciidanka Somaliland iyo kuwa Puntland ee ku dagaallamay Tukaraq, iyadoo illaa xalay dagaallada ay soo gaareen.

Kala soco saadaalnews wixii soo kordha

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo maxaa la gudboon hadii mooshin laga gubiyay xilka looga qaadayo?
- Dec 10, 2018
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo waxaa la gudbiyay mooshin xilka looga qaadayo waxaana jira ...
DHAGEYSO:-Mooshinka laga keenay mdaxweyne farnaajo xalkee ayuu ku danbayn doona?
- Dec 10, 2018
Umadda Soomaaliyeed waxay baryihii danbe ka nasatay arimaha mooshinka iyo is qab qabsiga madaxda ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan Saleebaan ‘Rajaddii shacabku qabeen way nusqaantay madaxweynuhu shaqadiisii wuu gabay”
- Dec 10, 2018
Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Rajaddii shacabku u qabeen madaxweyne farmaajo aya ...