Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Qaramadda Midoobay oo Ku Baaqday in La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Tukaraq

Qaramadda midoobay ayaa ku baaqday  in la joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,kaasi oo u dhaxeeya Maamuladda Soomaaliland iyo Puntland.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo qoraal kasoo saaray xafiiskiisa ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaalka dhiiga ku daadanayo ee ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Waxa uu sheegay in colaad aysan waxba tareyn balse loo baahan yahay in xasarada loo bedelo wada hadal labada dhinac  ee Maamuladda Soomaaliland iyoPuntland ay yeeshaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa ku waramaya In halkaas laga maqlayo rasaas ay isweedaarsanayaan labada dhinac.

Maamulada Soomaaliland iyo Puntland ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Lama Filaan Ku Tagay Abu Dhabi, Maalin Kaddib Booqashadii Qadar
- Mar 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gaadhay magaalada Abu Dhabi ee Caasimadda Imaaraadka Carabta, ...
MUUQAAL:-Machadka Heritage Oo Qiimeyn Ku Sameysay Dowladda Farmaajo Labadii Sanno Ee Ay Jirtey
- Mar 21, 2019
 Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu ...
MUUQAAL:-Maamulka Xeraale oo ka hadlay weerarkii lagu soo qaaday
- Mar 21, 2019
https://www.facebook.com/abdikariin.bulxan/videos/2224956880901596/