Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Hugunka Hubka Culus oo Laga Maqlayo Galbeedka Tukaraq iyo Gurmad Gaarey Labada Dhinac

Xogtii ugu dambaysay ee warbaahinta SAADAALNEWS ay ka helayso fariisimada jiidda hore ee ay ku dagaalamayaan ciidamada Puntland & Somaliland ayaa sheegaya in ay hugunka madaafiicda si toos ah looga maqlayo aagaga dagaalka.

Hubka culus iyo rasaasta ciidanka lugta oo goos goos ah ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacayso deegaamada dhanka buuraha ah ee galbeedka Tukaraq oo ay shalay dagaal xoogan uu ka dhacay

 

Xog cusub oo an helanayo ayaa cadeynaya in lafilayo in labada dhinac ay saacadihii ugu dambeeyey heleen gurmad xoogan saacadaha soo socdana laga cabsi qabo in dagaalku uu dib u bilowdo mana jiraan warar dheeraad ah oo ka madax banaan labada maamul oo hada la helayo

 

Gaadiidka dagaalka ee fara badan ayaa gaadhay jiidaha dagaalka ilaa hadda, waxaana la xaqiijinayaa in labada dhinacba ay hadda heleen gurmadyo ay ka kala keensadeen deegaanadooda.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof ...
DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
- Jul 18, 2018
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ...
MUUQAAL:-Madaxweyne farmaajo oo Khudbad Qiiro leh kaga ilmeysiiyayJaaliyada somalia ee Belgium
- Jul 18, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=oNWQgTN7uhs