Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Dowlada Soomaliya Deeq gaarsiisay Degmada baardheere

Wafdi uu hogaaminyo gudoomiyaha gobolka Geddo Maxamed Muxumud maxamed axmed ayaa gaadhay degmada baardheere ee xarunta gobolkaas waxaana halkaas ku soo dhaweeyay shacabka iyo masuuliyiin ka ka tirsan gobolka gedo

Ujeedka safarka wafiga uu hogaaminyay gudoomiyaha gobolka gedo ayaa ahayd in ay soo gaadhsiiyeen deeq ka timid dowladda dhexe ee soomaaliya oo loogu tala galay shacabka ay saamaynta ku yeelatay fatahaada wabiga jubba

Hoos ka dhageyso codka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...