Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso+Sawirro:-Golaha wadatashiga Jubaland oo Muqdisho looga dhawaaqay

Shir  ka dhacay Magaalada Muqdisho isla markaana ay isugu yimaadeen waxgaradka aqoon yahanada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada maamulka Jubaland ayaa u jeedkiisa ahaa mid looga dhawaaqayey golaha Wadatashiga ee jubbaland

Waxaana Masuuliyiintii ka soo qeyb galay kulankaasi ay sheegeen in golahan lagu dhawaaqay uu yahay mid ay isku raacsan yihiin dhamaan dadweynaha daga Jubaland .

Ugu dambayn kulankan muqdisho ka dhacay ayaa laga soo saaray war saxaafadeed

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Sheekhul says:

    Shirkaas iyo golaasba ma khuseeya Mana ka turjqmayo aragtida dadka dega deengaamada joorey ilaa xeebaha raaskee booni ilaa Istanbul yaan la waalin dadka.bentq xqmarna socon mayyso

  2. Calioday says:

    Xertan ma farmaajo iyo khayraa soo abaabulay.maalin kasta koox mooryaan ah ayaa inta ay makhaayad iskugu yimaadaan dhaha waxaan nahay koox xamar u soo shaxaad tagtay waxaana qado iyo gacmo leefleef naga bixiyey mooryaan musalafayoo xamar ku shiiday.




ad

Latest News

MUUQAAL:-Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay weerarkii Tarabuunka Oo saraakiil Dowladda ka tirsan ku eedeeyay weerarkaasi
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/648341645584517/
DAAWO SAWIRRO:-Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay
- Mar 25, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in shaqo kaste oo ka banaan Gobalka la xayeeysiin doono
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/628940340899663/