Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Axmed Madoobe”Farmaajo iyo raga la shaqeeya waxay ku mashuulsan yihiin doorashada 2020 iyo cidii imaan laheyd”

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay xilligan mashquul ku tahay arrimo aan aheyn howshii laga sugayay inay wax ka qabato.

Waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka looga baahan yahay in waxyaabaha horyaala ee u dhaxeeya in la qabto 2016 iyo 2020 inay xaqiijiso wax ka qabashadeeda iyo hirgelinteeda.

Hoos ka dhageyso hadalka madaxweynaha jubbaland oo dheer

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mahad says:

    Ok waaba sax ka soo qaad hadalkaada nimankaas ugu yaraan xil iyo hogaamin iney sii ahaadaan ayey ku mashquulsanyihiin bal adiga maxaad ku mashquulsantahay inoo sheeg tusaale ahaan sida Dhuxul dhoofin dhir xaalufin Shabaab la shaqeysi Itoobiya iyo Imaaraad isu dulleyn af nool oo walba waa uu hadli, is xisaabi inta aadan dad farta ku taagin waxaana kaaga sii daran ninka sidaa u hadlaya ayaa dad la xiiqsanyihiin oo uu xitaa iney jiraan uusan ogayn alla maxaa soomaali danteeda ma garato tahay.




ad

Latest News

MUUQAAL:-Cagalule oo garoowe kaga dhawaaqay in uu ka qayb geleyo Dagaalka Tukaraq
- May 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ...
Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka
- May 21, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay degmooyinka ...
TOPNEWS:-Madaxweyne Ku-xigeenkii Khaatumo oo caasimada puntland kaga dhawaaqay in uu ku dagaalka tukaraq qeyb ka noqon doono
- May 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ...